2008 Xaraf.net All Rights Reserved Webmaster@xaraf.net
Aniga oo ah muwaadinkan magaciisu yahay A/fatah omer hassan dagana magalda hargiesa,.
waxaan jeclaan lahaa in aan maqaalkan talooyin nasteexo leh ugu soo jeedinayaa dhinacyada
siyaasada dalka ku hirdamaya iyo goloyaasha qaranka, maadaama xaalada siyaasadeed ee dalku ay
tahay mid aad u adag .
dhinacyada ay talooyinku  ku socdaana waxay kala yihiin
xukumada , guurtida, xisbiyada ,kimishinka qaranka,iyo dadweynaha shacabka ah
ugu horeyn
                                                        XUKUMADA
Waxaan xukumada madexwayne riyaale u soo jeedinayaa in ay muujiyaan dulqaad iyo
masuuliayada qaran
inay joojiyaan ciidamadan habeenkii mgaalada lagu soo daabulayo  hadii an halkaa faah faahiyo
waxaa  ay tahay in ciidamadan dadweynahu u arkaan kicin shicib waayo ciidankan oo k bdan ciidan
magalo amingeeda sugaya oo aad moodyso in magalada laysku hayo  oo loo daayo booliska oo
kaliya waanan rumeysnahay in boolisku ka adagyahay ilalinta magaalda
waxaa kale oo aan u soo jeedin lahaa in halkan sano ee lagu murananyahay ay si dagan oo
oo dabacsan ay fikirkooda u dhiibtaan
waxaan kaloon u soo jeedin lahaa inay ku dhaqmaan soo jeedintii kimishinka ee sddexda xisbiba
ku heshiyeen waxaan kale oon kula talin lahaa in ay sanadkan loo kordhiyay ay iska dhaafaan oo ay
xal dhexdhexaad ah doonaan
waxaan kale oonkula talin lahaa in ay iska joojiyan eedeymahan ay xisbiyada ku eedaynyaan oo ay
danta qaranka eegaan wixii hawlha nabadglyadana dawlada u xilsaaran ee ay u daayaan haydaha
ku shuqulkleh si hufan si ay u baadhan cida wax tuur tuurta habeenkii oo aanay ku dheerayn
eedeymaha dag dag ah ee xisbiyada
Xisbiyada mucaaradka ah

waxaan u soo jeedinayaa in ay labada xisbi mucaaradba inay iska illaliyaan hadalda naxliga ah
ee y ku eedaynayaan xukumda oo ay si dimuquradiyada ah ay wax uga sheegan xukumada
waxaanan kula talinayaa inay kimsihinka qaranka si hufan ul shaqeeyaan
ku dadaalanan inay hantaan shacabka
GOLAHA GUURDIDA

Odayaasha guurdida waa kula talinayaa oo aan leeyahay marka  hore odyaal baad tihiine  ee
sharafdiina illaashada waxaana aan shacabka u leeyahay odyaal iyo dhalinyarab waa leeyihiin
guurdidu ,e lakiin waxgarad ayaa looga bahanyahay,
haddab inta aydun leedihiin arrinkayagan uunbaa sax ah waxaan idii leeyahay waa la khaldani karaa
ee talada dadka wax ka siiya dalka si aanu wax khal khal ah ugu iman
waxanan idin leeyahay dalku idinka oo kaliyi odayaal uma tihidine waxaa jooga aqoonyahayno
waxgarad culimo awdiin saladiin cuqaal
haddaba waad la soctaan in xisbiyadii qaranka iyo shacabkii iyo wadanadii inaga cawinjiray
doorshooyinka aanay raali ka ahayn muddo kordhintan oo xalmaaha anuguub baa sax ah,e talo
ayaa
loo baahanyahay
waxaan fiican in aad tidhahdaan naga saas ayay noola muuqataa ee  ka soo taliya dadow illeyn
dalku idinka uun maahee salaadiin cuqaal waxgarad aqoonyahayno abwaano culimo awdiin intuba
way joogaane waxaan leeyahay ka tanasula arrinkan nabdgelyada dalkn ka shaqeeyah
waxaanan si gaar wax ugu sheegayaa labadan oday ee xaaji cabdi waraabe iyo cumar shaadh
waxaanan leeyahay idinku si cad ayaad u muujiseen in aad dhiinac tihiin waana ayaan darro idinka
oo odayaal ah in aad dhex dhexaad aad u noqonweydaan asxaabtii qaranka waxanan idin leeyahay
odayaal sharfdiina ilaashada oo dalka iyo danta dadk dhowra
oo ilaaliya sharafta magaca guurtida iyo shicibkaba
kimishinka qaranka

waxaan u soo jeedinyaa kimishinka qaranka in aysan dhinac lagu eedayn ilaliyaana shuucuurta
dadka iyo ta dawlada ina cawiyaba iyo xeerka doorshooyinka xaqdhowraana wada shaqaynta
xisbyada cida aanay uga hamran shaqdooda distooriga ah fuliyaana magac illahay ee y ku dharteen
wasalamu calykum
aohassan@hotmail.com    c/fatah omer hassan