2008 Xaraf.net All Rights Reserved Webmaster@xaraf.net
|
Waaar guurtiyeeeeeeeeee dalka ha duminina siddaaad wax u wadaan waa
dumine haddii aad ilahayd taqaanan ha duminina
Waxaaa Aayaamahaan magalada hargiesa ka soctay olole baladhan oo ay xukumada riyaale iyo
wasiiradisuba Ay u ololaynayeen sidii ay guurtidu Somaliland ugu kordhin lahayd madx wayne
riyaale ,xilgii uu xukunka ahaynlahaana ay ku beegantahay 15 bisha may haddaba si madex wayne
riyaale uu xilka u sii hayo muddo Laba sanadood oo dambe ayaa waxaa uu in dhawaalaba uu
faraha kula jiray haawshii kimishinka isaga iyoXukumadiisu si wakhtiga looga lumiyo kimishinka
kolba isbaaaro uu u dhigaynaya riyaale iyo xukumadiisaWaanan xaqiiiq in aanu doorasho u diyaaar
ahayn waayo markii uu waa isku korshiya ana aad ii kordhisaane Waxaaa uu iga danlahaaa hadda
ayay taagantahay lakiise ta alllaa maqan balse guurtida cadaaladii lumisay Ee hadd iyo jeer
cadaaladarada ku garabtaagan in ay dawaladariyaale ku taageerto in ay ku tumato sharciga Iyo kala
danbaynta ee isku sheegaya inay odayal yihiiin anigu rayigayaga odayaal idiinma arko ee
( shiddo urursan baad tihiiin qas la soo dirateen) inkastoo ay ku jiraan ragg odyaalah oo dacad ah
Oo ahaaaa kuwii shalay diidana eek ee aad gacmaha la boobteen ee diidanaaa in aad
madexwaynahay loo kodhiyo Laba sano oo dambe waxaan ognahay shan iyo tobanka xumnood ee
udubaysan ee aad tidhahdeen ka soo taliya ee Waxay soo tabiyaaan waanu eegnaaa lakiinse
waxaan u sheegayaaa inay waxaa ay ku soo taliayaaan ay tahaay Waxaaa keenikara cadaalad iyo
cadaalad darro haddii ay cadaalad kusoo taliyaaan ilahay ha ka jisaaisiiyo Hadddii kale oo ay
cadaaalad daro ku soo daliyaan waxaan rumaysanhay in ay iyagu masuul ka noqon doonaan
Fodnada ka dhalata waa inay ogoonadaaana cadaalad darada badani waa ta keenta bur burka
haddii waxaan U sooo jeedinlahaaa ama aan u sheegi lahaa wixiii maxed siyaaad aynu ula
dagaalanay waxay ahyd cadaald darro Wixiii dawladii ugu xooga badnayd ee geeska Afrika
eesomalia dumiyayna waxay ahad cadaalad daro haddii aydun nabdgaliyo iyo qaranimo aad
guurtiyeey rabtaaan caddaalada eega hadii kale 500$ ee aad qaadataan waad waayi doontaan oo
waa aad qaxi doontaan waxaan kale oo aan tageerayaasha labada xusbi ee mucaarad ka ha u soo
jeedinayaa inay diidaan muddo kordhinta xaaranta ah ee guurtidu waddo ee aan sababa loogu
kordhiy lahayn Oo aad muujisaan in aydaaan ogolayn oo aaad muddo haraaado balaadhan
samaysaaan Waxaan leeyahay guurrtid cadaalada hadaaad diidaan waxaa ka dhici arrintii Kenya
mid ka xunWaxaan haddalakyga ku soo goobayaa tixidan gabaygaha
Ummad geeska loo tumay habeen, gocasho soo jeeddo
Haddii aan tashiga loo golayn, amase gaashaanka
Fallaadhiyo gabooyaha haddaan, godobta loo taaban
Iyadoo gadoodiya hadday, fadal garmaammayso
Hadba nabar gataatiya hadday, gebi dhac tuuryayso
Galladdeeda oo dhow hadday, gaadhi kari weydo
Inta gudashadeed tahay hadday, geysan kari weydo
Iyadoon garaysnayn haddii, gacantu ay daasho,
Gamaarshaa ku dhaca amase way, gabax tidhaahdaaye
Gabbashay liqdaa amase way, gamashi luuddaaye
Way kala guddaa amase way, kala go'doontaaye
Ways gawdhisaa amase way, feedha gurantaaye
Guushay nacdaa amase way, gubasho oydaaye.
Inkastoo guddoonkii burburay, loo gudcura joogey
Inkastoo go'aankii dulliga, geesinnimo diiddey
Inkastoo giyigu waa xormee, gaadhka lagu meershe
Inkastuu gaggaabkii cuslaa, garangar duul duulay
Xaajada god-raaca leh haddii, loo gabbala eego
Sida ay u kala geysan tahay, way gun dheertahaye
Kol haddaan garaad lagala hadhin, galabba sheeggeeda
Inta maanku gaajeysan-yahay, guuli waa weliye.
Gashigayga way dhaqanyihiin, gaasaskii qabaye
Weli gaaf dugsoon bay hurdaan, ganacya weyntiiye
Dibjirkii gidaarrada hurdaa, laysu soo guraye
Gebegebe rag lagu keenay baa, layga gadayaaye
Erey gara haddii loola tago, godol ma waayeene
Gargaarkoodu wuu dhimi lahaa, guul-darrada taalle
Lafa gerina wayjebin lahayd, maalin gudeheede
Gobanimana way dhalin lahayd, loo gudboonyahaye
Gacalnimana way hubin lahayd , aan la goyn karine.
Weli gumucu meel baydhsan buu, gawda ku hayaaye
Gariirkaad maqlaysaan ka dhow, goobahaan rabaye
Gadhqaadkeedu waa leexsanyahay, waana gudayaaye
Garar loo maleeguu ku ridey, guura socodkiiye
Guudkeedu waa wada fin iyo, gaatir iyo booge
Hadday gooli-baadh tahay, waxaa gabay raggeediiye
Guyaal iyo guyaal bay rarteen , gocorro shaydaane
Iyadoon goblamin baa haddana , geelo loo hadhaye
Gol-dalooladeedaa ka badan, galalka ciideede
jalle144@hotmail.com dr xusein maxed xassan minesota USA
Xaraf Net marnaba kama masuul aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa
xumaanteeda, xushmaddeeda iyo xilkeedaba sida.
