2008 Xaraf.net All Rights Reserved Webmaster@xaraf.net
DI,DII RIYAALOW DI,DII KIMISHAN QARAN FARO GALINTEED DI,DII  
DISTOOR JABINTII DI,DII KORDHSIIMO MUDDOOY DI,DII



Sidda dadka shacabkah iyo aqoonyahankooduba ay ogyihiin sidda aad maddexwayne aad xilka ku
timid ee aad kursigiii wadanka ugu sareeyay laguugu dhiiby oo ahayd mid fudud oo aan
rumaysnahay
in aanad waligaa ku hamiyin in aad madex waye noqondoontid  iyo sidda aandhibta lahayn ee aad
ku heshyay  ee aanad maal aduunyo iyo aqoon iyo waxqabad lagagu yiqiinay ama aad dadka iyo
dalka uqabatay iyo abaal aadu gashay shacaka soomaliland aanay jirin
haddana aad madexwaaye lagaga dhigay waxay kugu noqotay u qaadan waa ee madexwayne
siddii gobonimda ahayd ee xilka lagugu dhiibay  ugumad hanbayn ee waxaaan kugula talinlahaaa
(gob baa wax kuu dhiibatee ha ka lumin)waxaan kuu sheegayaa cidda kursiga aad ku fadhido
lagaga qaaday in ay tahay ciddii dalkan xoriyadiisa u soo dagaalatay oo naf iyo maalba u soo hurtay
 oo aan rumeysnahay in aanay ahayn in adiga iyo axmed siiraanyo ilaydin tartansiiyo  ee waxay
ahayd in lagu yidhaa ragg kaaga mudanbaa joogeee ayar xilka iska dhiib waanan rumaysnahy inay
imandoonto hadii alle yidhaa
waxaase nasiibdaro ah markii lagula tartansiiyay ee haddana aad 80cod oo boob ah aad tidhi waan
ku helay adiga iyo raggii kula socday
bal haddaba haddii laguu  ixitiraamay inaad muwaadintahay oo runtii ama xaqiiqdii doorashadii
hore ee madextinimada laguu baalbaray
oo raggii kula tartamaya ay dalkooda iyo dadkooda  iyo danta qaran  ay ku ogoladeen codkii
xaraanta ahaa ee aad sheegatay in aad ku guulaysatay ma waxaad mooday in fariidnimo iyo
raganimo aad waxoodii ku boobtay saas ah moodin ee geesimad ayayka mid tahay samirka lag
qaatay codkaad ku shubatay
wanaad ogtahay ragga kula tartamay inay kaa aqoonbadanyihiin kaa siyaasisanyihiin oo kaa karti
badanyihiin waxaanay ku samreen  inay ilaaliyaan dalkooda iyo dadkooda oo aanay dhibato u
dhicin lakiin uma ogid
waxaan maqaalkaygan ku soo qaadan lahaa tixidan gabayga ah(runta wuxuu u guul guulayaa way
gun dheertahaye, goldaloolo qudha maaha iyo gonnidaa taliye
gedaan loo filayn baa jirtiyo geel l daaq kale,e haddaba geed is maris baa u hadha guul dad
leeyahaye miyaan  geeddi-baabbow arrladu galiba wayaynin
Haddaba madexwyne waxaad dalkii iyo dadkii iyo asxaabtii kula tartantayba ugu abaal guday
arrimahan
(1)musuqmaasuq baahsan oo lawada ogyahay in aad adiga iyo wasiirkaaga maaliyadu kow ka tihiin
oo dhaqalihii dalka aad gurataan guriga jabuti aad k dhisatay  ka aad ka dhisatay dalaka masar
paris iyo lacagta kolba cawil qaado ee kenya uu soo dhigo waa abaal gud sow maaha
(2)cuuryaaminta dakada berbera curyamineedu waa abaalgud sow maaha
(3) xoolihii dalka in aad nin ajnabi ah u xidho oo aad ganacsatidii dlka tidhaaa dilaaliin u noqda sow
maaha
(4)miisaanyadii dalka ee barlamanku soo diyaaray ee uu ansixiyay in aad hor istaagto waa abaalgod
sow maaha
(5)muddo gordhintii xaaranta ahayd ee guurdidu waa abaalgud sow maaha
guntii iyo gaba gabadii hadalkayga waxaan ku soo koobi lahaaa dhawaan waxaad sameyay lix
gobol iyo afar iyo toban demo oo qabiilaysan abalgud ayaad ka dhigsaa gobolada aad
qabiilooyinka ku samaysay  sow maha madexwayne si qabiilwalba gobol u amaysto ama aad igu
samayso
si dadku aany u wada dagin  ala yaab! waxaan ku leeyahay dadku waa dad soo gubtoo jabay
kimiishinkii qaranka oo aad gacmah kula jirto oo shaqdoodii kaa qabsnla  waxaa kale oo jirtay
markii aad baarlmanka isku qabsateen miisniyada in niman odoyaakahahi ay idin dhexgaleen oo
aad balan u qaaday kagana baxday oo gaariye oo nimankaa ku jiray uu sheegy in aad adigu balantii
ka baxday ileen runtu fanto maaahee lakiin aad jawaab iga dhigtay gariye ciddii ma dhgystee isagu
hys dhagayso ninkaas gariye aad leedhiin iyo ninkale oo ay isla gabyaan baa meelahaaa ka
hadhadlayay
oo aad hadl ku bahdi ah aad ugu jawaabtay waxaas oo dhan ayaaad kuulo gadhay
madexwaye ee waxaan ku leeyahay marna ma noqonaysid robetmogabi oo kale waxaan ku
leeyahay fahaan tixidan gabayga ah oo wax ku qado hadii kale yeelkaaa
(waligeedba falbaa loo guntaa , lagu guhaaamaye maruunay gadoodaaa isday gees lo,aad tahay)

shacabkana waxaan leeyahay tixdan kale(marka wiil ku guro naarta iyo gododka yaahuuda ayay kii
jannada geynlaha gaysho goobtaaye )
hadab haddii aydaan ku tusale qaadan lixdii sano ee uu xilka ahay hadhow nin walab eerso naftaada
xusien maxed xasan  MINESOTA
jalle144@hotmail.com




Xaraf Net marnaba kama masuul aha aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda,
xushmaddeeda iyo xilkeedaba sida.