2008 Xaraf.net All Rights Reserved Webmaster@xaraf.net
|
Jamhuuriyada soomaaliland
Ku:dhamaan dadweynaha G/sool. Rugahooda
Ujeedo : QIIMO KORDHIN
Haddaanu nahay guddida bahda dhismaha ee gobalka sool maanta oo ay taariidhdu
tahay 11\04\08 waxaanu halkan saxaafada iyo dadwaynaha reer soolba ugu soo
gudbinaynaa arin laxidhiidha qiimo kordhin aanu ku samaynay lacagta aanu wax ku
dhisno taas oo ay sabab u tahay sixir bararka baahsan ee ku yimi maciishada iyo kor
ukaca dollarka oo aanay isbixinayn qiimaha aanu wax ku dhisi jirnay .
QIIMAHA CUSUB EE MAANTA LAGA BILAABO WAX LAGU DHISAYAA WAA SIDAN
1. Dhismaha Dhagaxa ah 10$
2. Dhismaha bulukeetka ah 10$
3. Tarshada 10$
4. Salaaxa 12$
5. Qoraalka 12$
6. Fiinada 12$
7. Berked 12$
8. Qaldo wale 6$
9. Kuuli 5$
10. Engineer 15$
11. Qoraalka dhagaxa 3000 sh.s
Sidaa darteed waxaanu rajaynaynaa in saxaafadu siddaa ugu gudbiso dadwaynaha
bulshaduna sidaa ula socoto haddii alle idmo .
MAGACYADA GUDDIDA DHISMUHU WAA SIDDAN HOOS KU XUSAN :-
1. Axmed maxamed xasan
2. Maxamed cali caabi
3. Maxamed cismaan warsame
4. Muuse caydiid celiye
5. Cismaan aw cabdi
6. Saleebaan
7. Cali Maxamed Jaamac
8. Jaamac Buraale Shire
9. Cabdi Faarax Diiriye
10. Khaliif Jaamac Faarax
11. Cabdi Axmed Shire
12. Kharaaye Ismaaciil
